+1(514) 937-9445 or Toll-free (Canada & US) +1 (888) 947-9445

Private Sponsership Group Of Five in Uganda Kampala

Wagwan143

Member
Jan 26, 2021
15
0
Interviewga ma maray misi wili waaye wll haduu maray siduu aha ma wareysatay
. Wu maray interviewga bro wxu dhahay 25 min cml aa qolka interviewga kujiray muhimada wuxu dhahay waa inad maskaxda kuheysid wax walba ad qoratay sualaha kale waa sualo iska cadi o ad si maskax le ugu jababeysid