+1(514) 937-9445 or Toll-free (Canada & US) +1 (888) 947-9445

Private Sponsership Group Of Five in Uganda Kampala

MNK21

Newbie
Feb 22, 2021
7
0
Asxaabta xagan mid idinka mid ah hadii loo woco ama qof aa taqano G5 ah hadi lo woco ha iso sheego please di aan kampala u imaado
Wa mahadsantihin
Dad bdn ayaa loo wacay Kampala sxb anaa kuu xaqiijin karo 2019 dadkii ahaa badankood waala wacay
 

Mohaa kambala

Star Member
Jan 30, 2021
69
0
Dad bdn ayaa loo wacay Kampala sxb anaa kuu xaqiijin karo 2019 dadkii ahaa badankood waala wacay
Masha allah lakin group keena ila hada wax loo wacay lama haayo lakin bilaha soo socda waaxan rajeyna dad naga mid in loo wici doona insha allah lakin farxad darteed yan loo.duuman ee haa lisla sosocodsiiyo
 

Wagwan143

Member
Jan 26, 2021
15
0
Aqyarta dadka kampala kaxareste G5 ka oo approval helay mesha VISA OFFICE mxaa idinku qoran aniga Dar es salaam aa igu qoran