+1(514) 937-9445 or Toll-free (Canada & US) +1 (888) 947-9445

Private Sponsership Group Of Five in Uganda Kampala

mbarre1990

Full Member
Jun 28, 2020
35
4
Kampala
Category........
STUDY
Visa Office......
Kampala
Dadka interview ga laagu yeeraya G num ka halkeebuu marayaa yaa war kahaya teeda kale dadkii 2019 ka ahaamadhamaden mise wali waa sodaan
Walal Gnumber kuma xirna dadku ee waxay ku xiranyihiin waqtigay xereeyeen iyo sidoo kale waqtigay Approvalka heleen.
 

mbarre1990

Full Member
Jun 28, 2020
35
4
Kampala
Category........
STUDY
Visa Office......
Kampala
Dadka interview ga laagu yeeraya G num ka halkeebuu marayaa yaa war kahaya teeda kale dadkii 2019 ka ahaamadhamaden mise wali waa sodaan
Waxaa jira G29 iyo G26 iyo G27 iyo G25 oodhamaantoodaba Interview maray, marka waa sidas walal.
 

mbarre1990

Full Member
Jun 28, 2020
35
4
Kampala
Category........
STUDY
Visa Office......
Kampala
Dadka interview ga laagu yeeraya G num ka halkeebuu marayaa yaa war kahaya teeda kale dadkii 2019 ka ahaamadhamaden mise wali waa sodaan
Hada waxaa gabogabo ah dadki 2019, kadibna dadki 2020 ayaa la bilaabayaa dhamadka June Inshallah..
 

Mr amusane

Newbie
Apr 9, 2021
8
0
Tirikoobkii dib baa loo dhigay lkn waqti lama sheegin , interview gana dadka waa loogu yeeraaa bishàn 3 dedii baan maqly dadkii udanbeyay oo loo yeeray , lkn hada bandow baa lasoo rogay siday noqon mooyaan
Ilahey sikhayr leh hanoogu dhameeyo...
 

Liibaaan

Full Member
Oct 12, 2020
21
1
Tirikoobkii dib baa loo dhigay lkn waqti lama sheegin , interview gana dadka waa loogu yeeraaa bishàn 3 dedii baan maqly dadkii udanbeyay oo loo yeeray , lkn hada bandow baa lasoo rogay siday noqon mooyaan
Ilahey sikhayr leh hanoogu dhameeyo...
mahadsanid walal wixi update ah saan cml nogu soo socodsiya
Qof walpa meshan ku jira walipa asxabta kampala joogta