+1(514) 937-9445 or Toll-free (Canada & US) +1 (888) 947-9445

Private Sponsership Group Of Five in Uganda Kampala

Zakaria yussuf

Full Member
Apr 12, 2020
20
0
Bro I got you, lkn how comes inaa adoo December 19 sponsors approval helay in case number kaaga G00028 ahaado?? Aniga I got the sponsors approval Feb 2020 and my case number starts with G00024
 

Bsharif

Full Member
May 18, 2020
33
5
Wallahi bro I don't know.Does case number have to do with how fast your application will be processed? Gorma ayad umalyasa inad helidontid approval?
 

Mr amusane

Newbie
Apr 9, 2021
8
0
Asc asxabey bal soo warama baryahan waa la aamusaye halkee wax marayaan numberada lawacayo G no keebaa lamarayaa bal soo hadla insha Allah
 

Liibaaan

Full Member
Oct 12, 2020
21
1
dadki heley approve ka 2020 waala bilaabay
5 qof garanayo loo yeerey G23 ah
Howlaha way socdaan saas ula socda waxay helen January 2020 qaarna February 2020
 

MNK21

Newbie
Feb 22, 2021
7
0
dadki heley approve ka 2020 waala bilaabay
5 qof garanayo loo yeerey G23 ah
Howlaha way socdaan saas ula socda waxay helen January 2020 qaarna February 2020
Sax waaye anna waxan arkay qof February 2020 approval helay oo interview loogu wacay may 4th