dadki heley approve ka 2020 waala bilaabay
5 qof garanayo loo yeerey G23 ah
Howlaha way socdaan saas ula socda waxay helen January 2020 qaarna February 2020
Wa mahadsantihin xog badan aya isiiseen aniga wa G00025 wxn heley 2020 MAY 2
marka ilaa gorma laga yapa la i woco kampala magalo u dhow ayan joga
Qiyaas ahan gorma u malaynaysan ?
Please give us updates for those who has been called for interviews some of us are outside kampala so we can come back and prepare for interviews @group5